Ka Digtoonow Khayaanada! Macmiilkeenna qaaliga ah, ha la wadaagin cidna PIN-kaaga Mobile Banking ama Kaarkaaga. Haddii aad hesho wicitaan ama farriin sheeganaysa inay bangiga ka timid oo ku weydiinaysa xogtaada ama lacag, ha bixin wax macluumaad ah. Marka hore ka xaqiiji laanta kuugu dhow ama wac 8966. Beware of Fraud! Dear Customer, never share your […]